Diinsoor: Doorka Guddiga Dib U Heshiisiinta Qaran Ee Deegaanka Diinsoor
Share
May 2007 GDQ wuxu dhax dhaxaadiyey laba maleeshiyo beeleed oo dhowr jeer ku dagaallamay jidgooyooyin badan oo ay dhigteen inta u dhaxayso Baydhabo iyo Diinsoor. Waxaa lagu guulaystay in la qaado jid gooyooyinkaas.