Xubno kamida Guddiga Dib u heshiisinta Qaranka oo uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Guddiga ayaa Kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi, kulan ka ayaa looga hadlay sidii loo dardar galin lahaa Howlaha dib u heshiisinta Dalka ayna iskaaga gacan siin lahaayeen Guddiga iyo wasaaradda.
Kulankan ayaa ahaa midkii kowaad ayey guddigan oo ka koobnaa fulinta iyo xubno kale uga warbixiyeen Wasiirka Arrimaha Gudaha mudane Ahmed Moallim Fiqi shaqadooda iyada oo lagu ballamay kulammo kale.![]()
![]()
![]()
![]()



