Guddiga Qaran ee Dib u Heshiisiinta

Tacsi

Gudoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee Dib u heshiisinta Qaranka dhamaan Xubnaha Guddiga iyo Shaqaalaha Guddiga waxeey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Xoghayihii Guddiga Marxuum C/casiis Mukhtaar Qariidi oo Maanta oo taarikhdu tahay 27 April…

Shirweynaha Dhab u Heshiinta Qaranka

Xubno ka tirsan Guddiga Madaxa Banaan ee Dib u heshiiisnta Qaranka oo uu Hogaaminaayey Gudoomiyaha Guddiga Mudane Ismacil Macalim Muuse ayaa ka qeyb galay shirweynihii qaran oo loogu magacdaray soo Bandhigidda iyo Xaqiijinta Hanaanka Dhab U…