Browsing Category
Warbixinada
Guddiga oo hortagay Golaha Aqalka Sare
19/01/2023 Guddiga Madaxa Banaan Ee Dib U Heshiisiinta Qaranka ayaa kulan kula qaatay Xarunta Aqalka Sarre Guddiga Arimaha Gudaha, Dib U Heshiisiinta Iyo Xiriirka Dowlad Goboleedyada Ee Aqalka Sare.
Ajandaha kulanka oo ahaa isbarasho iyo…
Guddiga oo ka qeyb-galay Dib u Heshiisiin Beelo ku dagaalamay Cadale
Maalinimadii Kahmiista 15 Decemmber Xubno ka tirsan Guddiga Dib u heshiisinta oo uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Guddiga ayaa safar shaqo u aaday Magaalada Caddale, ujeedada Safarka ayaa ahaa in Guddiga kaalintiisa ka qaato howlo dib u…
DHIBAATADA SOOMAALIYA DIB U EEGID IYO FALANQEYN
11/07/2019 Dr. Cabdiraxman M Cabdullahi Badiyow oo ah la taliyaha Ra,isul-wasaraha dhinaca Nabadeynta iyo dib u heshiisiinta ayaa ugu qabtay Hoygooda Guddiga madaxa banaan ee dib u heshiisiinta Qaranka Dood ku saabsan DHIBAATADA…
TACSI
Gudoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee Dib u heshiisinta Qaranka Ismaaciil Macalin Muuse, dhamaan Xubnaha Guddiga iyo Shaqaalaha Guddiga waxeey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Marxuum Caaqil Xersi…
Tacsi
Gudoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee Dib u heshiisinta Qaranka dhamaan Xubnaha Guddiga iyo Shaqaalaha Guddiga waxeey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Xoghayihii Guddiga Marxuum C/casiis Mukhtaar Qariidi oo Maanta oo taarikhdu tahay 27 April…
Baaq Colaad Joojin Dagaalada Xeraale iyo Burdheere
Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee dib u heshiisinta Qaranka Mudane Ismaaciil Macalin Muuse iyo Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad ee Guddiga Mudane C/risaaq Ibraahin Axmed iyo dhamaan Xubnaha Guddiga waxeey baaq colaad joojin u dirayaan dhamaan…
War Murtyeedkii kaso baxay Shirkii Dhab u Heshiinta Qaran
Gaba-gabadii Shirka ayaa laga soo saaray War Murtiyeed
1. In ergooyinka loo soo bandhigo nuqulka 1aad ee Hannaanka Dib-u-heshiisiinta Qaran ayna xaqiijiyaan Hannaanka
2. In latashigii ugu dambeeyey iyo wixii talooyin iyo tusaale ah…
Shirweynaha Dhab u Heshiinta Qaranka
Xubno ka tirsan Guddiga Madaxa Banaan ee Dib u heshiiisnta Qaranka oo uu Hogaaminaayey Gudoomiyaha Guddiga Mudane Ismacil Macalim Muuse ayaa ka qeyb galay shirweynihii qaran oo loogu magacdaray soo Bandhigidda iyo Xaqiijinta Hanaanka Dhab U…
Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Mudane Xasan Cali Kheyre oo la kulmay Guddiga Dib u…
Xubno uu hogaaminaayey Gudoomiyaha Guddiga Dib u heshiisinta Qaranka Mudane ismaaciil Macalin Muuse ayaa kulan wada tashi iyo sidii loo howl-galin lahaa guddiga kula yeeshay Ra'isul Wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Mudane Xasan Cali Kheyre…
Soo Gudbin Warbixin Kooban oo kamid ah Waxqabadka GDQ Mudadii uu Jiray oo Taariikhaysan.
Soo Gudbin Warbixin Kooban oo kamid ah Waxqabadka GDQ Mudadii uu Jiray oo Taariikhaysan.
HORDHAC:
Guddiga Dib u heshiisiinta Qaranka waxaa la aas’aasay 09/06/2005, waxaana ansixiyey Golaha Baarlamaanka 01/01/2006, kadibna waxaa lagu…