Browsing Category
Warbixinada
Guddiga Dib u heshiisiinta waxuu Baaq Colaad joojin ah u dirayaa Dagalada sokeeye ee ka socda…
Xili aay soo kordhayeen waayadii danbe Dagaalada sokeeye ee ka socda Gobolada iyo degmooyinka Dalka ayaa Guddiga Dib u heshiisnta Qaranku Baaq Colaad joojin ah u diray dhamaan Dagalada sokeeye ee Dalka ka socda xili uu shir jaraaid ku…
Kismaanyo: Doorka Guddiga Dib U Heshiisiinta Qaran Ee Magaalada Kismaanyo
Dec 2007 6 xubnod oo ka tirsan GDQ ayaa howlo dib u heshiisiineed u tagay Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose, halkaasoo ay ku dhex dhexaadiyeen Beelo walaalo ah oo deegaanka wada dega oo kala ah Sade iyo Kablalax, waxeyna halkaas…
Iidaale: Doorka Guddiga Dib u heshiisiinta Qaran ee Deegaanka Iidaale
Jan 20 2007 GDQ wuxu heshiis dib u heshiisiined dhax dhigay beelaha (Yantaar iyo Hubeer) oo ku dagaalamay degaanka Iidaale, dagaalkas oo ay ku dhinteen 106 qof in ka badana ku dhaawacmeen, waxaa kaloo ka dhashay Barakac baahsan. Alle mahadi…
Wanlawayn:: Doorka Guddiga Dib U Heshiisiinta Qaran Ee Deegaanka Wanlawayn:
Dec 2007 GDQ wuxuu dhax dhaxaadin ka sameeyey laba beelood oo ku diriray deegaanka Wanlawayn kana wada tirsan beesha Gaaljecel. Dagaalladaas oo ay ku dhintaan 43 qof kuna dhaawacmeen 70 qof.
Dhaxdhaxaadintaas oo ay soo afjareen xubno ka…
Qansax Dheere: Doorka Guddiga Dib u heshiisiinta Qaran ee Deegaanka Qansax Dheere
06 Feb 2007 GDQ waxuu dib u heshiisiin kala dhex dhigay beelaha Ujuuraan iyo Geledle oo ku dagaalamay Degmada Qansax Dheere.
Diinsoor: Doorka Guddiga Dib U Heshiisiinta Qaran Ee Deegaanka Diinsoor
May 2007 GDQ wuxu dhax dhaxaadiyey laba maleeshiyo beeleed oo dhowr jeer ku dagaallamay jidgooyooyin badan oo ay dhigteen inta u dhaxayso Baydhabo iyo Diinsoor. Waxaa lagu guulaystay in la qaado jid gooyooyinkaas.