Warbixinada Qansax Dheere: Doorka Guddiga Dib u heshiisiinta Qaran ee Deegaanka Qansax Dheere admin Jan 17, 2017 0 06 Feb 2007 GDQ waxuu dib u heshiisiin kala dhex dhigay beelaha Ujuuraan iyo Geledle oo ku dagaalamay Degmada Qansax Dheere.